AKHRISO:- Dadka u dhintay Corona Virus dalka Spain oo gaartay 15,000 oo ruux

0

Guud ahaan dunida, wuxuu cudurka Corona ku dhacay ku dhawaad 1.5 malyan oo qof.

Dalalka uu sidda ba’an u sameeyay waxaa hoggaaminaya Mareykanka oo ku dhacay 432,132 qof iyo sidoo kale Spain oo laga helay Cudurka 148,220 kiisas.

Waxaa kusoo xigga dalalka Talyaaniga ,Jarmalka ,Faransiiska ,Shiinaha ,Iiran ,UK ,Turkiga

Tiradda dadka u dhintay Cudurka Coronna ayaa gaartay dalka Spain 15,000 oo ruux.

Waxaa sidoo kale ka badbaaday ama ka bogsaday in ka badan 330,000 qof halka in ka badan 88,500 qof ay u dhinteen Covid-19.