Xaaf oo xalay dib ugu laabtay Dhuusamareeb

0

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug  Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xalay  dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa maalmo ka hor waxaa uu  safar degdeg ah habeen hore ku tagay Magaalada Gaalkacyo.

Dad badan ayaa siyaabo kala duwan u dhigay safarka Madaxweynaha balse waxaanu u cadeyneyna in arimo gaar u ah isaga uu u baxay Madaxweynuhu caawana uu dib ugu soo laabtay Caasimad

“Dad badan ayaa siyaabo kala duwan u dhigay safarka Madaxweynaha balse waxaanu u cadeyneyna in arimo gaar u ah isaga uu u baxay Madaxweynuhu dibna ugu soo laabtay Caasimada ayaa lagu yiri”Warka kasoo baxey Xaaf.