Wasaarada Caafimaadka Oo Ku Raad-Joogta Dadkii Xiriirka La Sameeyey Bukaanki Shalay U Geeriyooday COVID 19

0

Koox Saraakiil Caafimaad ayaa la sheegay ina ay ku raadjoogaan bukaanki shalay u geeriyooday Muqdisho caabuqa Carona   COVID 19,

Bukaanka oo ahaa 58 rag ah aaa la sheegay inuusan dalka meelna uga binin sida uu Dalsan u sheegay Dr Jalaaludiin oo ka tirsan u qaabilsanayasha wasaarada arimaha Caronaha  .

Jalaaludiin waxaa  uu intaasi ku daray inay Koox Saraakiil Caafimaad loo xil-saaray inay baadi-goobaan qof kasta oo xiriir la yeeshay qofka geeriyooday .