Turkiga oo weerar khasaare ka dhashay ka fuliyay wadanka ciraaq

0

Dowladda turkiga  ayaa weerar ka geysatey  woqooyiga wadanka Ciraaq halkaas oo lagu diley ugu yaraantii afar kamid ah Kooxda PKK   oo ay dowladda Turkiga  kal dhexeeysa colaad in muddo ah soo jiitameysey.

War ka soobaxay Wasaarada gaashaan dhiga Xukuumadda Ankara ayaa waxaa lagu sheegey in Ciidamada Turkigu ay qaadeen Hawl gal guuleystey oo lagu beegsaday koox ka dhan ah Amnigeena ayaa lagu yiri warka   ka soobaxay wadsaarada Fifaac ee Dalkaas.

Dowladda wadanka Turkiga ayaa waxaa ayaa sheegtey in ay  siiwadi donto duqeymaha ay la beegsaneyo Dagaalamiyaasha PKK iyo YGP  kuwaas  ku  oo kukala sugan Dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

Wali   jabhada PKK  wali ma shhgin in dagaal yahanadeena lagu diley woqooyiga Ciraaq marka lag reebo sheegashada  Dowladda Turkiga