DHAGEYSO:-Diyaarad siday Qalab caafimaad oo ka dagtay Magaalad Boosaaso

0

Waxaa  garoonka diyaaradaha  ee magaalada Boosaaso ka degay Diyaarad siday gargaar degdeg ah oo caafimaad oo Maamulka Somaliland ugu deeqday dowladda isu tagga Imaaraadka Carabta.