DHAGEYSO:-Coronavirus Iyo Xaalada Soomaalida Sweden

0

Sidee loo aasaa Soomaalida u geeryoota Corono Virus ee Dalka Sweden? Waa sidee xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka dalkaas?

Xildhibaan Cali Salaad oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Stockholm kana tirsan Gudiga Caafimaadka ayaa ka hadlay arintaas.