Akhriso:-Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/galbeed oo la ansixiyay

0

Baarlamaanka 2aad ee Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiga diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood o afar kamid ah ay yihiin dumar ayaa guddoomiye looga dhigey Cismaan Buulle Macalin.