Dowladda Soomaaliya Oo Beenisay In Ay Weerar U Qorsheysay Sh/Shariif

0

Wasaaradda Amniga ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku tilmaamtay waxba kama jiraan wararka sheegaya in Hey’addaha amniga ay abaabuleen weerar ka dhan ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif.