Dowlada Soomaaliya oo soo saartay fariimo ku saabsan cudurka Coronovirus

0

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya soo saartey farriin iyo talooyin loo jeedinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo dadka ku safraya dhulka & Badda kadib markii dhowaan la hakiyay duulimaadyada Caalamiga ah.

Hoos Ka Akhriso Farriimaha iyo Talooyinka la siiyey Muwaadininta Soomaaliyeed.