DHAGEYSO:-Safaarada Soomaliya ee Turkiga Oo la Xidhayo

0

Safiirka safaarada Soomaliya ee wadanka Turkiga Amb Jama Aidiid oo shirjaraaid ku qabtay xarunta safaaarda ee Magaalada Ankara ayaa dadka Soomaliyeed ee ku nool Turkiga u sheegay in safaarada la xiray ilaa bisha  April oo ka bilaamaysa 24 March 2020