DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Bari Oo Amro Ka Soo Saaray xanuunka caronavirs

0
Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Abwaan ayaa shacabka ku amray in la dhaqan geliyo go’aamadii kaso baxay golaha xukuumadda ee ka hortagista cudurka Crona Virus inuu soo galo deegaamada Puntland.