Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ka dabaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay adkeyso garoomada diyaaradaha iyo xuduudaha kale ee laga soo galo dalka.
Dadweynahaan ayaa sheegay inay muhiim tahay in lala socdo dhaq dhaqaaqa dadka soo galayo dalka, madaama uu sii baahayo cudurka Coronavirus.