Khilaafka dowladda iyo Beesha Gaaljecel oo xoogeystay.

0

Waxaa xoogeystay khilaafka ka taagan dhagax dahab ah oo laga soo helay gobolka Hiiraan, waxaana isku heysta Beesha Gaaljecel iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO: