QM oo shaacisay in maalin kasta kumanaan ruux ay ka barakacaan dalka Burkino Faso

0

In kabadan 4,000 oo ruux ayaa lagu qasbaa in maalin walba ay ka barakacaan guryadooda oo ku yaalo dalka Burkino Faso sida ay ku warameeso Qaramada Midoobay.

Dadkan ayaa baxsad ka ah dagaalada sii kordhaya ay dalkaasi ka geesanayaan kooxaha hubaysan kuwaas oo badankood ay wax ku noqdaan dadka shacab ka ah.

War saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka qaxootiga ee (UNHCR) ayaa lagu sheegay in inkabadan 700,000 oo ruux ay barakaceen 12’kii bile e lasoo dhaafay kuwaas 150,000 oo kmaid ah lasheegay in ay barakaceen sadaxdii bil ee lasoo dhaafay.