Duqa Muqdisho oo si la yaab leh kaga hadlay Shirkadaha Forex iyo cabsi ka jirta.

0

Walaaca iyo cabsida laga qabo shirkadaha ka shaqeeya Suuqa Sarifka online-ka ee Forex ayaa sii kordhaya, waxaana maamulka gobolka banaadir uu mar kale sheegay in uu la socon doono go’aana ka qaadan doono shaqadooda.

HOOS KA DAAWO: