DHAGEYSO:-Xisbiyada Mucaaradka Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeelanaya Xaaladda Somaliland

0

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in meeshii ugu xumeyd ay mareyso xaaladda Somaliland islamarkaana ay kulan ka yeelan doonaan xibiyada mucaaradka ee Somaliland.

Isaga oo ka hadlayay xaaladda Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay marayso marxalad aan laga filayn in Somaliland ay tegi doonto taas uu sheegay in wel-wel ay gelinayso xisbiyada iyo shacabka.