DHAGEYSO:-Cali Khaliif”Qasab Ayay Ku Tahay Somaliland In Ay La Hadasho Dowladda Somalia”

0

Madaxweynihii maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay sida ay muhiim ugu tahay maamulka Somalland in ay la hadasho dowladda fedraalka Soomaaliya isaga oo sheegay in laga xeelad badanyahay Somaliland.

Cali Khaliid Galaydh ayaa tilmaamay in qasab ay ku tahay Somaliland wadhadlka dowladda dhexe ee Somaliya waxaana uu tilmaamay in aysan mano ku dhisnayn in banaanada laga qeliyo sida uu hadalka u dhigay.