DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga doorashooyinka Qaranka

0

‪Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal oo hore ay u soo ansixiyeen Labada Gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.‬