AKHRISO:- Somaliland oo mamnuucday Suuqa Forex

0

Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa ka mamnuucay guud ahaan deegaannada Somaliland shirkadaha waayadan dambe soo baxayay ee sheega inay ku shaqeeyaan sarifka lacagaha qalaad ee Forex.