AKHRISO:- Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo soo xiray kalfadhiga 6-aad ee golaha

0

Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in uu xirmay kalfadhiga 6-aad ee golaha.

Guddoomiyaha ayaa si rasmi ah xiray kalfadhiga 6-aad ee golaha, kalfadhiga 7-aad ayaa la furi doonaa Saddex bilood ka dib.