Axmed Madoobe oo ku wajahan Dhoobley

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa maanta waxaa uu ku wajahan yahay Magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa qorshuhu waxaa uu yahay in safar  dhulka ah  uu ku tago Magaalada Dhoobleey, sida ay sheegayaan wararka aan ka helanay dadka gobolka Jubbada Hoose ku nool oo xogtaas warbaahinta si gooni ah ula wadaagay

Wararka ayaa Intaasi waxaa ay ku darayaan in safarka madaxweynaha Jubbaland ay qeyb ka yihiin xubno ka tirsan wasiirada maamulka Jubbaland iyo saraakiil.

la soco wixii soo kordha