DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya Oo Dardargalineysa Dagaalka Al-Shabaabb

0

Wasiirka gaashaandhigga XFS, Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay kordhineyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Amar Dambe ayaa faray ciidamada dowladda inay u diyaar garoobaan howlgallo cusub oo Al-Shabaab looga saaro deegaanada ay weli heystaan.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidamada looga baahan yahay inay wada shaqeyn dhow la yeeshaan dadka shacabka, una turaan.