DAAWO:- Shir Nabadeeyn ah oo ka furmi doona degaanka Balibusle ee gobalka Mudug

0

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Puntland ayaa degaanka Balibusle ee gobalka Mudug ka furay Shir shirar hordhac u ah shirweynaha nabadaynta beelaha walaalahaa ee gobolka mudug.

Qaar Kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ee degaankaas ku sugan ayaa madasha ka hadlay iyo Nabadeynta Beelaha Walaalaha ah.

HOOS KA DAAWO.