DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay shaahada siinta Ardayda Puntland

1

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Waraysi sinayeey Tv-ga Unaversal ayaa ka hadlay Khilaafka Puntland iyo DFS,isago ka hadlay shaahada siinta Ardayda Puntland.

HOOS KA DAAWO.

SHARE

1 COMMENT

  1. Farmaajo sidii caruurtii ayuu u hadlay sidii qofwayn oo masuul ah uma hadlin waayo wsaxa ka dhaxeeya asaga iyo dani iyo shahaadada caruurtu shaqo iskuma leh, maxaa ka galay dani waana dul maraa iyo sheekadaas isba meeshuu doonuu aade, waa kiis kawaal waxaana uu cadeeyay inuu asagu yahay kan amray inan caruurta la siin shahaadada reer puntland way xaqiiqsadeen waana arin fiican runtii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here