DHAGEYSO:-Maamulka axmed madoobe Oo Digniin Culus U Diray C/Naasir Seeraar Iyo C/Rashiid Xidig

0

Kadib dagaal ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamo ka amar qaatay C/naasir Seeraar ku dhexmaray gudaha magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa masuuliyiintaas loo diray digniin culus.

Maamulka Jubbaland oo war kasoo saaray shaqaaqadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin dhibato ay sheegeen in ragaan ay ku hayaan iyaga oo u danaynaya dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta mamaulka Jubbaland ayaa sheegay in maamulku muddo 6-bil ah uu u adkeysanayay raggaan uu uu sheegay in ay u adeegaan dowladda islamarkaana ay fuliyaan rabitaankeeda.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here