DHAGEYSO:-Hanti Dhowraha Qaranka Oo Diray Baaq Muhiim Ah

0

Maxamed Cali Afgooye hanti dhowraha Qaranka ayaa sheegay inay muhiim tahay in si wadajir ah looga soo horjeesto dagaalanka musuq-maasuqa oo dhibaato ku haya dalka.

Hanti dhowraha ayaa carbka ku adkeeyey in qeybaha kala duwan ee bulshada loo baahan yahay inay qeyb ka noqodaan ciribtirka musuqa.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in horumar la taaban karo laga gaaray dhanka cadaaladda, gaar ahaan maxkamadaha iyo sida ay u shaqeeyaan.