DHAGEYSO:- Hogaanka Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya oo kulan la qaatay gudiga dib u eegista dastuurka

0

Hogaanka Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya oo kulan la qaatay gudiga dib u eegista dastuurka,waxaana ay kawada hadleen sidi lo dhamaystiri lahaa dastuurka qabyo qoraalka ah sida uu warbaahinta u shegay xoghaya barlamaanka Cabdikareem Xaaji Cabdi Buux.