DHAGEYSO:-Jubbaland oo lagu eedeeyay ay hurinayso dagaal beeleed ka taagan duleedka Kismaayo

0

Kaddib markii deegaanka dalsan ee duleedka Magaalada Kismaayo dhaca ay ku dagaalameen maalmo ka hor laba maleeeshiyo beeleed,  kuwaasi oo khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed geystay arrintaasi ayaa waxaa isa soo tarayay baaqyada nabadeed ee la dirayo si loo joojiyo colaaddaasi.

Axmed ismaaciil oo kamid ah baarlamaanka Jubbaland iyo Siyaasi Cabdullaahi Dheere ayaa baarlamaanka Jubbaland  ku eedeeyeen dagaalka deegaanka Dalsan ka dhacay inay hurinayaan ciidamada daraawiishta Jubbaland sida ay hadalka u dhigeen.