DAAWO: Shirka jaraa’id ee Xildhibaanada Puntland iyo Go’aanada ka soo baxay

0

Xildhibaanada ka soo jeeda degaanada Puntland ayaa si kulul ugu hadlay hadalkii dhawaan ka soo baxay wasiirka wasaaradda waxbarashada C/llaahi Goodax Barre iyo jawaabtii uu bixiyay Senator C/raxmaan Faroole.

Xildhibaanada ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay iney hortaagan tahay waxbarashada Puntland iyo hormarka aryda ku nool degaanada Puntland.

HOOS KA DAAWO SHIRKOODA JARAA’ID: