Kheyre oo ka hadlay xaalada Galmudug iyo khilaafka Ahlu Sunna.

0

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad qiimo badan u jeediyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka qeyb galeysay shir ka dhacaayay Muqdisho.

Ra’isal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa khudbadiisa ku soo qaatay xaalada Galmudug iyo khilaafka cusub ee Ahlu Sunna iyo Xukuumadiisa.

HOOS KA DAAWO: