DHAGEYSO:-Xildhibaan Ubax Tahliil Oo Weerar Culus Ku Qaaday Odawaa & Kamaal Guutaale

0

Maanta ayaa waxaa  ku eg diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweynaha  iyo Madaxweyne ku xigeen Maamulka Galmudug, sida uu  sheegay Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Guddiga ayaa muddo 24 saac ah shalay ku kordhiyay isdiiwaan gelinta Musharixiinta doorashada taasi oo ku eg maanta si musharaxiinta daneynaya in ay u tartamaan doorashada Galmudug ay fursad ugu helaan in ay is diiwaan galiyaan.

Dhanka kale xildhibaan ubax tahiil oo ka mid ah xildhibaanada barlamanka soomaaliya ayaa digniin warbaahinta u marisay musharaxiinta ka soo horjeeda qaabka ay dowladda dhexe u maamulayso arimaha doorashada galmudug