DHAGEYSO:-Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Dowladda

0

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxda Dowladda ay sharci ku dhamqaan,isla markaana aysan waqti u dhimin wax aan waxba kasoo baxeyn.

“Runtii anaga nooma muuqato in dalkaan doorasho ay ka dhaceyso,waayo waxaa la rabaa in dad meel aan la ogeyn laga keenay ay codeeyaan taasina suurtagal mahan in afar sano oo kale la iska sii joogo,waxaana rabaa inay dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah ayuu yiri” Sheekh Shariif.