DHAGEYSO:-Dhag Dheer” Culimo Qori Sidata Hormarna Diidan Nama Hor istaagi Karaan”

0

Senator Cabdi Axmed Dhuxulow oo ka mid ah xildhibanada aqalka sare ayaa sheegay in galmudug ay ka gudubtay wadaad qori wata oo sida uu hadalka u dhigay ku socda culimada ahlusuna wuxuu si cad u sheegay in shacabka iyo madaxda galmudug ay taasi ka soo gudbeen