DAAWO:- Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo Wasiiro gaaray Magaaladda Badhan

0

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo oo tagay magaaladda Badhan ,maamulka degmadda Badhan iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Badhan ayaa ku soo dhaweyeey magaaladaas.