Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Galmudug iyo musharaxiin ka baxay.

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weji cusub u yeeshay dagaalka kala dhaxeeyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ka qeyb galaya doorashada Galmudug.

Dowladda ayaa dhowr musharax maalgelineyso oo siineysa dhaqaale xoog leh si aysan ugu guul dareysan doorashada Galmudug.

HOOS KA DAAWO: