Khilaafka dowladda iyo Jubbaland oo meel xun gaaray

0

Waxaa dib usoo bilaabatay xiisada iyo khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ka dib markii cidan badan ay mar kale geysay dowladda gobolka Gedo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: