Abaabul xoogan iyo kulamo siyaasadeed oo ka socda Nairobi.

0

Duulaan ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Magaalada Nairobi waxa ka soconayo kulamo gaar gaar ah iyo abaabul xoogan oo loogu soo horjeedo dowladda Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: