XOG: Galmudug oo laga cabsi qabo iney yeelato 3 madaxweyne.

0

Maamulka Galmudug ayaa looga cabsi qabaa in ay yeelato 3 madaxweyne oo labo ka mid ah lagu doorto magaalada Dhuusamareeb halka kan kalena lagu doorto magaalada Gaalkacyo oo uu hada ku sugan yahay Xaaf.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: