SAWIRRO:-Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay qaar ka mid ah Danjirayaasha Beesha Caalamka ee Soomaaliya

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan, ayaa Maanta kulan laqaatay madaxda Danjirayaasha Qaramada midoobay ee Soomaaliya, AMISOM , Ingiriiska iyo Waddamo kale.

Kulakan ayaa waxaa loogu hadlay doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 ka iyo xoojinta wada shaqynta Labada dhinac.