DOOD XIISO BADAN: Odowaa oo meel fagaare ah lagu ceebeeyay

0

Dood Xiiso badan ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, waxaana marti ku ahaa musharax C/raxmaan Odowaa.

Dooda ayaa u dhaxeysay taageerayaasha mucaaradka iyo kuwa muxaafadka ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO DOODA OO AAD U XIISO BADAN: