DHAGEYSO:-Maxamed C/laahi”DFS Qorshe Siyaasadeed ay u Dhigtay Madaxda Ahlsunna”

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay shirqool siyaasadeed ay u dhigtay madaxda Ahlsunna Waljameeca kadib markii la dooran waayey mid kamid ah xubnaha barlamaanka Ahlsunna.

Maxamed C/laahi Maxamuud Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha guud ee Galmudug ayaa sheegay In heshiisku ahaa in xubin ka socota Ahlusuna loo magacaabo Gudoomiyaha Guddiga Doorashadda Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug.