DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Galmudug iyo cabsi ka taagan Dhuusamareeb.

0

Waxaa sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya Ahlu Sunna iyo madaxda dowladda dhexe, sidoo kale magaalada Dhuusamareeb waxaa ka taagan cabsi xoogan, waxaana musharaxiinta qaar loo geeyay gaadiid dagaal iyo ciidan badan.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: