DAAWO:-Fannaan ka tirsanaa Alshabaab oo NISA ay Muqdisho kusoo Bandhigtay

0

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa caawa baahisay muuqaal kooban oo muujinaya fanaanka Abshir Gaarane Axmed, Kuna Noolaa magaalada Muqdisho, Kaasi oo Qiranaya inuu ka tirsanyahay Kooxda Alshabaab.

Qoraal kooban oo NISA oo soo raacisay Muqaalka Ayaa lagu yidhi. “Abshir Gaarane Axmed oo ka tirsan kooxda fanka Gobalka Banadir, una qaabilsanaa Argagaxisada Alshabab xuuraanka iyo Maaliyadda ayaadabagal dheer kadib NISA gacanta ku soo dhigtay, iyadoo loo gudbinayo Hey’adaha garsoorka”.