XOG: Sanbaloolshe oo sir badan kashifay & Cabdi Xaashi oo xaalka ku xun yahay

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya wareysigii uu bixiyay Taliyihii NISA Sanbaloolshe ka dib markii uu si cad u sheegay in qalad ay ahayd dhiibistii qalbi dhagax iyo masuuliyiinta ka qeyb qaadatay.

HOOS KA DAAWO: