AKHRISO:- Madaxweyne Ku-Xigeenka Koowaad Ee Jubbaland Oo Magacaabis Sameeyay

0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa waxaa lagu Magacaabay Xoghayaha Maaliyadda gobolka Gado.

Bashaar Cabdi Axmed ayaa loo magacaabay inuu nqodo Xoghayaha Cusub ee Maaliyadda Gobolka Gado ee Maamulka Jubbaland, kaasi oo beleyada Xoghayihii hore ee xilkaas haayay.

Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa dhamaan Maamulka Gobolka Gedo, Degmooyinka iyo Hay’addaha Samafalka lagu faray inay si buuxda ula shaqeeyan Mas’uulka Cusub.