Akhriso:-Xildhibaano loogaga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo

0

Guddi doorasho oo uu dhowaan magacaabay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magaalada Gaalkacyo ka soo saaray liis ay ku qoran yihiin illaa 68 ruux oo la sheegay inay yihiin xildhibaanada Galmudug.

Guddiga ayaa sheegay in xildhibaanadan iyo kuwo ka dhimanba ay soo dooran dooran doonaan guddoonka baarlamaanka Galmudug.

Halkan ka aqriso liiska xildhibaanada loogaga dhowaaqay magaalada Gaalkacyo.