DHAGEYSO:-Faysal cali dhurwaa oo sheegay inuu aflagaadeeyey Muuse Biixi

0

Hogaamiyaha Xisbiga UCID Ee soomaaliland Faysal Cali Dhurwaa ayaa sheegay in dhawaan isaga iyo Madaxwaynaha Somaliland uu gacan ka hadal dhexmaray, mar uu warbaahinta uga warramayey qodobadii guddiga dhex dhexaadintu ay ka soo saareen komiishanka lagu muransan yahay oo ay isku afgaran waayeen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa xusay in Madaxweynuhu uu Waalid cadaabay, gacan qaadna ugu daray sida uu hadalka u dhigay.