DHAGEYSO:-C/raxmaan Odawaa oo eedeeyey Guddiga doorashoyinka Galmudug

0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah musharixiinta Madaxweynaha Galmudug oo Galabta gaarey dhuusamareeb ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada Galmudug iyo qaabka ay ku socoto.

Waxaa uu sheegay in cabasho badan ay ka jirto arrimaha la xiriira doorashada Galmudug iyo qaabka loo soo xulay Baarlamaanka,hayeeshee ay u tanaasuleen danta dadka Reer Galmudug.