DAAWO: Khudbada muranka badan dhalisay ee CC Warsame.

0

Siyaasiga mucaaradka ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa khudbad dheer oo xasaasi ah ka jeediyay dalka Maleysiya ka dib markii la sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka joojisay xaflad uu qabsan lahaa.

HOOS KA DAAWO: