AKHRISO:- Amar la dul-dhigey Isbitaalada ku yaalla Puntland

0

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ay digniin u dirtay Isbitaalada Puntland, gaar ahaana kuwa ku yaalla Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda oo loo direy Isbitaalada ku yaalla Garoowe ayaa waxaa lagu sheegay in dhawaan dadka Caafimaad u aadaya dalka Hindiya dalku-galka dalkaas laga siin doono Magalada Garoowe,isla markaana Isbitaallada $10 Dollar ka badan warqadda Caafimaadka looga qaadi karrin shacabka.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Puntland.